Wax ha laga barto Deegaanka!
Qabridahare waxaa ku yaal laba geedo oo waaweyn oo odayaasha iyo wax garadku ku shiri jireen ama hadaba lagu shiro oo micno weyn ugu fadhiya bulshad halkaas. Beled weyne waxay caan ku tahay geedka baar ka ah oo meel fog laga soo arko, calamadna u ah inaad magaaladii ku soo dhowaatay. Wax badanna heesa, gabyada […]
Wax ha laga barto Deegaanka! Read More »