Reports

Saamaynta fatahaadda Wabiga Shabeele ku reebo magaalada Beledweyne iyo tuulooyinka u dhowdhow ee dhaca hareeraha Wabiga .

Hordhac webiga shabeelle wuxuu ka soo bilaabma dhulka jooga  sare ee Itoobiya wuxuuna ku sii hoobtaa Soomaaliya, isagoo sii mara magaalooyin badan ilaa uu ku shubo badweynta Hindiya, xilli roobaadyada qaarkood  qulqulka biyaha wabi shabelle waxay noqdaan xad-dhaaf, maadaama wabigu dhaco dhul joog hoose waxaa ku soo rogmada biyaha waadiyada iyo faruhu Buuraleyda ka soo

Saamaynta fatahaadda Wabiga Shabeele ku reebo magaalada Beledweyne iyo tuulooyinka u dhowdhow ee dhaca hareeraha Wabiga . Read More »

Scroll to Top

Donation Deatils